Haweeney Jaariyad ah oo si xun loogu dilay dalka Kuwait 

Haweeney u dhalatay dalka Filibiin oo jaariyad ka aheyd dalka Kuwait ayaa meydkeeda laga helay qaboojie yaala guri laga guuray, waxaana jirka haweeneydaasi ka muuqday dhaawacyo. Booliiska Dowlada Kuwait ayaa sheegay in ay baaritaano ku sameenayaan meydka haweeneydan meydkeeda laga helay guri laga guuray, waxaana la tuhmayaa in haweeneydaasi si xun u dileen qoyskii u … Continue reading Haweeney Jaariyad ah oo si xun loogu dilay dalka Kuwait